Ururka gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SWJ Waxaa uu maanta Magaalada Moqdisho uu uga qeyb-galnay daahfurka iyo saxiixa hab-raaca bedqabka Warbaahinta Soomaaliyeed
Habraacan oo ay diyaarintiisa iska kaashadeen ururada warbaahinta iyo kan wariyaasha Soomaaliyeedba ee kala ah SOMA, MAP, SIMHA, NUSOJ iyo SWJ.
Waxaana uu noqonaya kii ugu horreeyey ee la isku afgartay oo lagu hagaajinayo badqabka Warbaahinta iyo Warfidiyeenka.
daahfurka iyo saxiixa hab-raaca bedqabka Warbaahinta Soomaaliyeed SWJ waxaa uga qeyb galay oo u saxiixay Farhia Mohamed Kheyre gudoomiyaha ururka.
PHOTOS
Leave a Reply