kulan gaar ah oo ay SWJ caawa la qaadatay hablaha suxufiyiinta #puntland gaar ahaan kuwa #Garoowe oo matalaayay guud ahaan haweenka suxufiyiinta ee ka howl gala puntland,
Farxad bay noo ahayd in aan isla eegno wararkii mudadaan danbe la isla dhex maraayay Social Media oo ku aadanayd cilmibaaristii ay samaysay SWJ oo ahayd:XAALADDA AY KU SHAQEEYAAN GABDHAHA SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED
oo ay dadka qaarkii ay aad ugu gorfeeyeen waxyaabo aan ku qornayn Buugga.
waxan si guud ahaaneed ugu mahadcelinaynaa Hablaha suxufiyiinta puntland qadarintii ixtiraamkii iyo kaladambayntii ay caawa noo muujiyeen Mahadsanidiin balanteenu waa aqrinta Bugga.
PHOTOS
Leave a Reply