Kaltuun Mustaf: Waxbarashadu waa aalad awood badan oo gacan ka geysan karta doorka gabdhaha warbaahinta ku jira”

Maamulka telifishinka Koonfur Galbeed oo ka mid ah telifishinnada sida buuxda u aqoonsaday kaalinta iyo dadaalka hablaha warfidiyeenka ah ayaa Kaltuun Mustaf Nuur u magacaabay madaxa barnaamijyada telifishinka. Kaltuun oo ku dhalatay kuna barbaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya warbaahintana kusoo biirtay 2017-dii, ayaa xirfadaha wardoonka iyo war soo saarista kula shaqeysay warbaahin kala duwan…

Farhia Mohamud Yussuf: “If Female Journalists are Determined, They Can Overcome the Challenges that Come Their Way”

Farhia Mohamud Yussuf, 26- year old female journalists working in Mogadishu has confirmed her dreams of reaching a better place in media. Yussuf born and bred in Mogadishu has completed her primary, secondary and University education in Mogadishu, the capital of Somalia- a city that has witnessed over two decades of anarchy but she persevered…

WAR-MURTIYEED WADAJIR AH: MUNAASABADDA MAALINTA CAALAMIGA EE XORRIYADA SAXAAFADDA

“Saxaafadda Soomaaliya oo Weerar Wajeheysa” MUQDISHO, Soomaaliya 03 May, 2020 –  Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka ah warfidiyeenada iyo warbaahinta madaxa banaan. Sanadkii tegay ee 2019 waxa uu u ahaa…

PRESS RELEASE

Mogadishu, 11/04/2020:- The Somali Women Journalist is appalled and condemns the manner in which the Ministry of Information, Culture and Tourism advertised two vacant positions available at the Somali National Television SNTV to be applied by female journalists. The requirements by the Ministry include height, weight and TV appearance as well as an excellent broadcasting…

Somali Women Journalists (SWJ) Training Report: Journalists safety, psychosocial tools, first aid, and conflict sensitive reporting Training Financed By: U.S. Embassy in Somalia

Introduction Somali Women Journalist (SWJ) has conducted training for 15 female journalists from different media houses in Mogadishu. The training lasted for 3 consecutive days (16- 18 February 2020) in which trainees had a chance to share knowledge, experience, case studies and exchange views including their safety while they are on the line of duty….

Warsaxaafadeed

Urrurka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SWJO), waxaa uu ka xunyahay isla markaana  canbareynayaana qaabka ay wasaraaddu u soo xayiisiisay laba jago oo ka bannan Telefeshinka Qaranka oo haween ah. Shuruudaha ay wasaaraddu sheegtay in looga baahanyahay gabdhaha shaqada soo dalbanaya, ayaa waxaa ka mid ah; “in ay dherer ahaan, miisaan ahaan iyo muqaalba leedahay qaab telefeshin,…

Somali Women Journalists (SWJ): Training on Hostile Environment and First Aid is crucial for female journalists covering terror attacks and violence

Mogadishu, 18 February: Three-Day training on the hostile environment and first aid for 15 female journalists from different media houses in Mogadishu was concluded today. Somali Women journalists (SWJ) in collaboration with the US Embassy in Somalia conducted the training. During the training, the female journalists were taken through essential topics that will equip them…

Somali Women Journalists (SWJ): Training on Hostile Environment and First Aid is crucial for female journalists covering terror attacks and violence

Somalia is an environment where journalists (male and female) have to cover terror attacks or clans’ conflict or violence on intermittent basis. That is why Somali Women Journalists (SWJ) in collaboration with US Embassy today opened a three-day training for 15 female journalists from different media houses in Mogadishu on Hostile Environment and First Aid….