Admin

15-AUGOSTO daahfurka iyo saxiixa hab-raaca bedqabka Warbaahinta Soomaaliyeed

Ururka gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SWJ Waxaa uu maanta Magaalada Moqdisho  uu uga qeyb-galnay daahfurka iyo saxiixa hab-raaca bedqabka Warbaahinta Soomaaliyeed Habraacan oo ay diyaarintiisa iska kaashadeen ururada warbaahinta iyo kan wariyaasha Soomaaliyeedba ee kala ah SOMA, MAP, SIMHA,  NUSOJ iyo SWJ. Waxaana uu noqonaya kii ugu horreeyey ee la isku afgartay oo lagu hagaajinayo badqabka Warbaahinta iyo Warfidiyeenka. daahfurka…

Reviewing Human Resource policy; Contracting equal payment promotion and leave rights

On 28th march 2018 the second workshop took place from 9am in the morning till 1pm. It was opened with a word of prayer. The group present were 15 directors and 10 women journalist from different media houses namely SNTV, SAAB TV, RADIO MUSTAQBAL,UNIVERSALTV,KULMIYE,GOOBJOOG,ERYAL TV,RADIO DANAN,FRELENCE,SAHAL RADIO,RADIO ERGO,NUSO and a representative from FOJOAbukar Al-badri.  …