Admin

SEXUAL EXPLOITATION DURING EMPLOYMENT,WORK PLACE AND NEWS ROOMS

On 27th March 2018 our first workshop took place in Mogadishu in Jazeera Hotel from 9am in the morning till 1pm. There was a number of ten journalists women and fifteen directors from different media houses namely; SNTV, SAAB TV, RADIO MUSTAQBAL,UNIVERSAL  TV,KULMIYE,GOOBJOOG,ERYAL TV,RADIO DANAN,FRELENCE,SAHAL RADIO,RADIO ERGO,NUSOJ. The event was opened with a word of prayer…

8-may Shir waynaha Africa oo looga hadlayo Horumarinta Saxaafada Wadamada dhaca Qaarada Africa

Waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya maalinkii labaad ka socda Shir waynaha Africa oo looga hadlayo Horumarinta Saxaafada Wadamada dhaca Qaarada Africa iyo adeegsiga Aalada Casriga iyo Warbaahinta. Shirka waxaa lagu cazuumay suxufiyiin iyo marti sharaf kale oo isaga yimid wadamo badan oo ku yaalla Bariga,Galbeed,iyo Koofurta Africa.sidoo kale dadka ka qeyb galayo waxaa…

6-may kulan SWJ caawa ay la qaadatay gabdhaha wariyaasha puntland

kulan gaar ah oo ay SWJ caawa la qaadatay hablaha suxufiyiinta #puntland gaar ahaan kuwa #Garoowe oo matalaayay guud ahaan haweenka suxufiyiinta ee  ka howl gala puntland, Farxad bay noo ahayd in aan isla eegno wararkii mudadaan danbe la isla dhex maraayay Social Media oo ku aadanayd cilmibaaristii ay samaysay SWJ oo ahayd:XAALADDA AY KU SHAQEEYAAN GABDHAHA SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED oo ay dadka…

Waxaa moqdisho lagu soo bandhigay maanta Daraasadda aasaasiga ah ee xaaladda ay ku shaqeeyaan Gabadhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Waxaa maanta Magaalada Moqdisho uu ku soo bandhigay ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed ee SWJ Daraasadda aasaasiga ah ee xaaladda ay ku shaqeeyaan Gabadhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed. Buugga laga qoray cilmi baarista waxa uu soo koobayaa isagoo dhinacyo badan ka fiiriniya Cilmi baaristana lagu ogaadey iyadoo la tegey inta badan gobolada dalka, Tacdiyada Gabdhaha loogu geysto goobaha shaqada….